Today's Prayer Times
Kuma tusi karno waqtiga salaada oo sax ah.
CityMa naqaan!
Fajr04:40
Sunrise05:53
Dhuhr11:57
Asr15:22
Maghrib18:01
Isha19:10

Live Help/Live Chat
 
SU'AAL WEYDII
 
Radio Saajid
 
Qolka Daaru Cumar Faruuq
 
Islamic Links

Daarulcilimi Halgan Hiiraan Live Ilwareed Islamway IslamWeb Masjid Al-Rahma AZ Naasix Peace Tv Qolka 77 Quran Kariim Warqaad
 
Newsletter



  

Bini aadmka iyo qaabka ay isku shabahaan Cashirka 1aad


waxan si hore u balan qaaday soo daabaci doona casharo mihiima ku saabsan falsafad 
ku saabsan bini aadmka iyo qaabka ay isku shabahaan walow ay ku kala duwan yihiin xaga muqaalka, jinisiyida, colorka, afka, iyo degaanka, intaba for example qofka sheekha ahi wuxuu jecelyahay dadka oo si weyn ugu dhaqmaya wixii ilaahay faray. askarigu wuxu jecelyahay inuu arko bulshada oo xaga amniga iyo kala dambeynta si weyn ugu hogaansan.dhakhtarku waxa jecelyahay inuu arko caafimaadka meel sare maraya dhamaan dadkani xitaa hadii ay ku kala nool yihiin qaarado kala duwan ka tirsan caalamka waa ka siman yihiin aragtiyada aan soo xusnay hadaba aan ka bilowno kortitaanka hore shaqsiga oo loo kala saaray 3 qaybood mid walba leedahay sifooyin u garaa

1:ilmo la koray waalidkii hooyo iyo aabo dhaqaale ahaan heerka doonaan ha taagnadaan
2: ilmo la koray waalid kala jaada  example hooyo iyo oday aan aabihii ahayn or aabo iyo haweenay aan hooyadii ahayn
3:ilmo la koray waalid kala dhiman example hooyo keliya bilaa aabo ku koray or aabo keliya hooyo la,aan ku koray


   1: ilmaha la kora waalidkii wuxuu ku koraa nolol caadi ah karti iyo diciifnimo kolba inta ilaahay gadhsiyo weeyi nolol macquula ku koraa awoodiisuna waxay ku xiran tahay inta iyo sida kolba dhaqaalihiisu yahay karti ahaan waxay ku xiran tahay sida kolba caqligiisu yahay

 
2:ilmaha ku soo kora nolasha waalidka kala jaadka ah waxa inta badan noqdaa shaqsi madax adag, qalooca, dabeecad xun,mayal adag,nolasha hore wuxuu ka dhaxlaa go,aan adag inta badan shaqsigaasi wuxuu ku biiraa xaga askarnimada  



3; ilmaha waalidka kala kala dhiman  la koray inta badan wuxuu noqdaa ilmo dadaal badan, karti badan, adkaysina u leh waxyaabaha nolasha la soo gudboonada waxana inta badan gaadhaa nolol hiigsi sare leh for example 2da madaxweyne  hada ugu caansan america clinton iyo obama waxay iska shabahaan xaga nolasha qoyska 2duba waxay ku koreen waalid kala dhiman xaga qoyska waxayse ka dhaxleen halgan adag iyo dadaal aan kala joogsi lahayn ku mutaysteen magac ugu dheer caalamka inay helaan qofkaasina inta badan nolasha hore soo maray yaraatintisii  waxa uu ka dhaxlaa xalinta arimaha soo wajaha waqtiyada adag xaga nolasha waana qof yoolkiisu yahay inuu meel sare gaadho.
 

  inta badan dadka ku xeeldheer cilmi nafsiga ama falanqeeya nolasha bini aadamka ayaa waxay xiriir toosa ka dhaxaysiyeen hogaaminta qofka iyo qaab nolaleedkiisa for example  dastuurka wadamada waaweyn oo dhan reer galbeedka waxa ku jira in qofka qabanaya hogaanka u sareeya madaxanimada saliim ka ahaado xaga maskaxda iyo muqaalka waxa laga yaaba inaad is weydiiso xaga maskaxda garanaye xaga muqaalka maxaa isku xiray example haduu gacan laayahay ama bilaa il yahay but caqli ahaan dhameys tiran yahay maxaa u diidaya inuu qabto hogaanka sare jawaabtu waxay weeyi waxa la ogaaday hadii qofku  iin leeyahay xaga muqaalka ah in saameyn ku leedahay go,aamada uu gaadhayo sida daraasado lagu hayo dagaalkii dhex maray carabta iyo yuhuuda wasiirka gashaandhiga yuhuuda waxa u ahaa mid il keliya leh isha kale xidhan wuxuuna geystay xasuuq aad u daran waxa kale la falanqeeyay shaqsiga meel uun jidhkiisa iin leh xaga go,aanka kaga adag yahay shaqsiga kale inta badan ka naxriis adag yahay waana sababta keliftay in si cad wadamada waaweyn dastuurkooda ugu daraan qodobka ka reebaya inuu qabto hogaanka sare. inta badan dhaqanka iyo dabeecada waa kala duwanaan karaa qofka bini aadamka ah waxa laga yaba in dadka badankiisu kala saari wayaan dhaqan wanaaga iyo dabceecad wanaaga waa 2 shay inta badan dadka iskaga khaldama waase kala duwan yihiin example dhaqanku waa xaga ficilka qofku sameeyo dabeecadu waa dareenka qofku muujiyo marka wax ka hor yimadaan waxad arki kartaa some time qof dhaqankiisu aad ku cajabiyo qaabka uu nool yahay marka xiriir soke idin dhex maro waxad arki kartaa qofka aad u dulqaad yar xaga dabeecada aad uga madhan waxba qaadan karin  muqaalka guud ku soo jiitay waa dhaqankiisa oo wanaagsan waase dabeecad xun yahay so dhaqanka iyo dabeecadu sidaa ayaa u kala duwan yihiin.inta badan marka caqliga la isticmaalo waxa la gaara guulo aan lagu gaari karin xaga dagaalka xabada loo isticmaalo waqtigii dhulka la qaybsan jiray aya waxa laysku dayay in diinta islaamka xaga dagaal lagu tirtiro waase socan weyday mayal adayg ayay ka sii qadeen bulshadii islaamka haystay nin ayaa talo soo jeediyay wuxuuna u sheegay reer galbeedka hadii taladaa la qaato in xaga niyada lagala dagaalami karo islaamka iyada oo aan ciidan iyo lacag midna la isticmaalin dalka egypt ama masar ayaa lagu tijaabiyay waxaan fikirkaasi ahaa macalinka dhiga quraanka in lacag ahaan laga hosaysiiyo xaga mishaarka maclinka dhiga xisaabta ama luqadaha kale si loo tuso bulshada in wax barashadu tahay ta maadiga ah ta diintuna tahay mid mar walba ka hosaysa macno badan lahayn fikirkaa oo wax badan u qabtay reer galbeedka ilaa maantana raadkeedu taagan yahay.mar walba fikirka caqli loo adeegsado waaka waqti dheer yahay kana adag yahay fikirka dagaal lagu socodsiiyo. qormada soo socda iff allah says waxan ku falaqyn  doonaa dadka asal soo galootiga ah ama muhaajriinta ahi sida  ay hab dhaqan ahaan uga duwan yihiin dadka ugu yimdaan dhulka ay yimadeen

 
 


   gudoomiyah guud ururka isku xidhka dhalinyarta       future youth council  BY RIDWAAN A.M.GEELE
Aug 22 2011, 14:34 PM  |Qore:  |   Email: info@saajidshow.net | 

Comments (0):

Add Your Comment

Live Video Duruus
kala Soco Live
Weynayso shaashada

Saajidshow youtube

Articles
10kii Saxabo janada…
Ummu Salama Iyo…
Masaa 39 ilul…
Qisadi ZamZam ka Iyo…
Siraadkii Geerida…
Dadkii Diinta Ugu soo…
Al-Qawacid Arbaca…
Bini aadmka iyo qaabka…
Kitaab…
Horudhac Sheekaooyinka…
Taariikhda Somaliya Iyo…
Uurdoox Mashruuca…
Reer Saalax iyo…
SOOMAALI-WAYN…
QORAALLADII QUMRAAN
SOOMAALI-WAYN…
Musaabaqo Siirada Nabiga…
Heerrarka Caqliyada…
Garaadso Intaadan…
Garaadso Intaadan…
Maymuunah bintul Xaarith…
Time is Life

May 2013
Jamadil Akhir -Rajab 1434
S M T W T F S
  1
20
2
21
3
22
4
23
5
24
6
25
7
26
8
27
9
28
10
29
11
1
12
2
13
3
14
4
15
5
16
6
17
7
18
8
19
9
20
10
21
11
22
12
23
13
24
14
25
15
26
16
27
17
28
18
29
19
30
20
31
21
 

Copyright©saajidshow.net