Today's Prayer Times
Country: United States
City
Fajr09:22
Sunrise11:10
Dhuhr18:25
Asr22:18
Maghrib13:39
Isha15:22

Live Help/Live Chat
 
SU'AAL WEYDII
 
Radio Saajid
 
Qolka Daaru Cumar Faruuq
 
Islamic Links

Daarulcilimi Halgan Hiiraan Live Ilwareed Islamway IslamWeb Masjid Al-Rahma AZ Naasix Peace Tv Qolka 77 Quran Kariim Warqaad
 
Newsletter



  News

Difaaca Culumada #2

Nov 27 2012, 20:55 PM

Difaaca Culimada Vedio Loogu Magac daray Waxa  Awal Idin soo gudbinay Qeybtii Koowaad, Hadase Waa Qeybtii 2 aad taas oo walalaha Muslimiinta Loogu talagay, Sidoo kale In la bayaaniyo Dadka Ku haya Xadgudubka diinta iyo Culumada oo la caayo Sharaf la moodo Hadabase Waxaa Halkaan Ka daawataan Qeybtii hire Iyo Mida 2aad, Si Hadaadan u arag Qeybtii 1aad aad kaga bogoto 

Difaaca Culimada Qeytii 1aad 

Difaaca Culumada Qeybtii 2aad 

Saajidshow.net



Comments (5):

Add Your Comment
farhan phoenix, United States
signed on Mar 8, 2013 at 8:12am

mansha allah axmed iyo calimakanik iyo duco qabe xaqbaynu inagu leyihin inaynu difacno ooaynu xurmayno ilahayna wxaynu kabaryeyna inuu inogadhigo shekhi udambeya aydilan sh cabdiqadir ayeynu kabaryeyna xaqbayna iguleyihin inaynu uducayno iagaiyo walidintenba iyo macaliminteni waxna sobartey odhan waxanulenahay inuu ilahay janatulfirdows

Content Rated  
 
farhan phoenix, United States
signed on Mar 8, 2013 at 8:12am

mansha allah axmed iyo calimakanik iyo duco qabe xaqbaynu inagu leyihin inaynu difacno ooaynu xurmayno ilahayna wxaynu kabaryeyna inuu inogadhigo shekhi udambeya aydilan sh cabdiqadir ayeynu kabaryeyna xaqbayna iguleyihin inaynu uducayno iagaiyo walidintenba iyo macaliminteni waxna sobartey odhan waxanulenahay inuu ilahay janatulfirdows

Content Rated  
 
calimakanik xamar, Somalia
signed on Dec 5, 2012 at 5:01pm

scw Kuwa xaqa rumeeyow yuuna yasin Ragna Rag (kale) waxay u dhawdahay inuu ka khayr badanyahaye, xaqa ayay nagu leeyihiin inaan difaacno culimadeena,sidoo kale mujaahidiintana xaq ayay nagu leeyihiin inaan difaacno, yeyasan idin qaadin caadifo iyo inaad dhinac u iilataan,sida websaadyada qaarkood, aan isku deyno sidaan isugu soo dhoweyn lahayn,o

Content Rated  
 
axmedyasin minapless, United States
signed on Dec 3, 2012 at 6:37pm

Waxaan halkan idinkug soo Diyaariyay, aflagaado loo Geysanayo Culamada Qaarkood, oo ay kamid Yihiin 1- Sh. Maxamed Cabdi Umal 2- Sh Maxamud Shibile 3- Sh Xasan daahir Aweys 4- Sh/Dr. Cumar iimaan Waxaan Idinkaga Digayaa Qolalka Paltalk ee Culimada Lagu Caayo, Muslimiintana Diinka Waxaan halkan idinkug soo Diyaariyay, aflagaado loo GeysanayoCulamada

Content Rated  
 
Duco Qabe Burco, Somalia
signed on Nov 28, 2012 at 2:11pm

ASc Wr wb Dhamaan Bahda Saajidshow aad ayaad u mahadsantihiin walalayaal Sida aad Kheyrka inoogu soo gudbisaan Iyo Arintaan Aad isku daagteen Waana Arin Mukhadis ah In la Difaaco Culimada Waayo Mar hadii Culimada La Dhayalsado, Waxaa Ku Soo Xigta In Umadaas Wixii Larabo laga Fushado Hadii Lakala Kaxeeyo Umad Iyo Culumadoodii, jazakumullah

Content Rated  
 
Live Video Duruus
kala Soco Live
Weynayso shaashada

Saajidshow youtube

Articles
10kii Saxabo janada…
Ummu Salama Iyo…
Masaa 39 ilul…
Qisadi ZamZam ka Iyo…
Siraadkii Geerida…
Dadkii Diinta Ugu soo…
Al-Qawacid Arbaca…
Bini aadmka iyo qaabka…
Kitaab…
Horudhac Sheekaooyinka…
Taariikhda Somaliya Iyo…
Uurdoox Mashruuca…
Reer Saalax iyo…
SOOMAALI-WAYN…
QORAALLADII QUMRAAN
SOOMAALI-WAYN…
Musaabaqo Siirada Nabiga…
Heerrarka Caqliyada…
Garaadso Intaadan…
Garaadso Intaadan…
Maymuunah bintul Xaarith…
Time is Life

May 2013
Jamadil Akhir -Rajab 1434
S M T W T F S
  1
20
2
21
3
22
4
23
5
24
6
25
7
26
8
27
9
28
10
29
11
1
12
2
13
3
14
4
15
5
16
6
17
7
18
8
19
9
20
10
21
11
22
12
23
13
24
14
25
15
26
16
27
17
28
18
29
19
30
20
31
21
 

Copyright©saajidshow.net