Istigfaarta By Sh Cabdisalaam Sh Cali Suufi (Dhageyso)
Dec 04 2012, 12:24 PM
Muxadaro Aad U qiimo badan oo Sh Cabdisalaam Sh Cali Suufi Soo Jeedoyay Taas Oo ah Cinwaankeedu Istiqfaarta Waxaan Allah weydiisaneynaa inuu nagu daro kuwa mar walbo weydiista dambi dhaaf ka Waxaa Sidoo Kale Ku jira Duruus weyn Sidii Nabiga SCW uu weydiisan jiray rabi dambi dhaaf asagoo Loo dhaafay Dambigiisa Kii hore iyo kii dambawa, Iyo Salafkii sidey ugu daydeen Suubanaha SCW Halkaan Ka dhageyso