Madax weynaha Soomaaliya iyo Wafdiyo kale oo Turkey u ambabaxay
Dec 04 2012, 12:30 PM
WaxaanMaanta ka ambabaxay Magalada Mugdisho Wafdi balaaran kaas oo ku wajahanaa Wadanka turkiga Waxaa Ka Mid ahaa Madaxda sar saray Ee Dowlada Somaliya Wafuuda Halkaa Ka Ambabaxday Ayadoo Halka Kale Lagu wareejiyay Ku simida Madax weynaha Inta uu dalka ka maqanyahay si kumeel gaar ah Mudane jawaari, Sidoo kale Waxaa Ka Hadashay Wasiirada Arimaha Dibada Sababta Ey u adayaan Wadanka turkiga madax ugu Waaweyn Dalka Iyo arimo kale Badan ka Daawo hoos